Podcast Cover

Codka Bulshada

  • Qisadii Jacayl ee Prof. Yaxya Ajuma iyo Drs Amelia

    28 JUN 2021 · "Inta aan qormada gelin qisadani koley aniga waxay ila noqtay mid xiiso leh waa sababta igu kaliftay inaan la wadaago intii ila akhrida. Inkasta oo ujeedada sheekadu meel tahay haddana waxaa ku dhex jira xog sawiraysaa si Seben hore si loo noola waana dabeecada ay ka siman yihiin xusuus qorada dadkii tegey reebeen taaso iyaga dhacdo werin u ah laakiin dadka dame u yeelada dhadhan Taariikheed iyo daawasho si wax ahaayeen waayo tegey." -Cabdishakuur Cali Nuur Waxaa turjumay; Cabdirashiid Cali Nuur Waxaa Codeeyey; khadar Maxmad Xaashi Xuquuqda waxaa iska leh: ©️Sollas Media
    Played 33m 11s
  • Qisadii Jacayl ee Prof. Yaxya Ajuma iyo Drs. Ameilia

    28 JUN 2021 · "Inta aan qormada gelin qisadani koley aniga waxay ila noqtay mid xiiso leh waa sababta igu kaliftay inaan la wadaago intii ila akhrida. Inkasta oo ujeedada sheekadu meel tahay haddana waxaa ku dhex jira xog sawiraysaa si Seben hore si loo noola waana dabeecada ay ka siman yihiin xusuus qorada dadkii tegey reebeen taaso iyaga dhacdo werin u ah laakiin dadka dame u yeelada dhadhan Taariikheed iyo daawasho si wax ahaayeen waayo tegey."   -Cabdishakuur Cali NuurWaxaa turjumay; Cabdirashiid Cali NuurWaxaa Codeeyey; khadar Maxmad XaashiXuquuqda waxaa iska leh: ©️Sollas Media
    Played 33m 11s
  • Alija Izetbegović: Aragtyihiisii Cilmiga Bulshada

    5 JUN 2021 · Cali waxa uu ahaa madaxwaynihii ugu horeeyey ee Bosnia-da cusub, sidoo kale wuxuu ahaa aqoonyahan aad ugu xeeldheer Cilmig  Bulshada,  qoraa iyo mufakir aad ugu ololeeya arrimaha islaamka wuxuu qoray buug aad ugu baahday caalamka islaamka oo ay kamid yihiin;Islaamka u dhaxeeya bariga iyo galbeedka Suaalaha aan laga badbaadi karin Usoo cararkaygii xorriyadaMuxaadaradan waxaa soo jeedinaya Ustaad Xasan Cabdi Xasan ayadoo muuqaal ahna waxaad ka daawan kartaan bogga SOCIAL SCEINCE FORUM
    Played 59m 39s
  • Played 32s
  • Cajabeey Cajiibeey: Ashqaraarkii Ekeeyaha

    30 MAY 2021 · Dadka ku xeeldheer abla-ablayta fanku waxa ay heesaha ku sheegaan inay yihiin: ‘fanka isku lammaaneeya midho dux leh, cod dabacsan iyo muusik dananaya oo helay dhag la jaanqaadda quruxda habdhacooda, kaas oo ay wadaagaan dhammaan ilbaxnimooyinka dunidu.’ Heesta cajabeey waxa ay isku darsatay luuq halaasiya oo aan laga xiiso goynayn, midho soohan oo dareenka la falgalaya, laxan quluubta beerqaadaya iyo muusig ruuxda xaradhaaminaya.Maqaalkan waxaa qoray; Ustaad Cali IleeyeWaxaa codeeyey; Cabdiraxmaan Sabriye
    Played 10m 23s
  • Eat That Frog!: Hababka ugu fudud ee aad isaga joojin karto dib-u-dhigashada.

    22 MAY 2021 · Buugga Brian Tracy, "Eat That Frog!) “Cun Rahaas, (Ka Bilow Inta Ugu Muhiimsan Xitaa Hadday Adag Tahay)” waxaa ku jira 21 dariiqo oo guul leh oo looga takhalusi karo dib-u-dhigga iyo in shaqadu ay dib uga dhacda wakhtigii ay ku haboonayd.#Somali#Somalia#book
    Played 4m 20s
  • Promo

    13 MAY 2021 · Hordhac
    Played 3m 54s
  • Surah Al-Fatiha

    4 MAY 2021 · One of the greatest Surahs — Al-Fātiḥah (Arabic: الفاتحة‎, IPA: [ʔal faːtiħah]; meaning: "The Opening" or "The Opener". George Sale translates simply as The Preface, or Introduction) is the first chapter (surah) of the Quran. Its seven verses (āyah) are a prayer for the guidance, lordship and mercy of Allah.
    Played 52s
Books, Culture, Arts, Society
Information
Author Mustafa Osman
Categories Books
Website -
Email -

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Podcast Cover

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search