Contacts
Info
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....
show moreGarasho-wadaag
Garasho-wadaag
-
39. Raadadka Odayaasha Dhaqanka
6 JUN 2024 · Sahra Maxamuud Maxamed iyo Cismaan Cali Sheikh Axmed -
38. Ka Jawaabidda Is-bedelka Cimilada oo la Hayàdeey
23 MAY 2024 · Yurub Muxiyadiin Sheikh Cali iyo Cabdifitaax Cabdulaahi Xuseen -
37. Gù Khayr Qaba!
9 MAY 2024 · Falis Abshir Guuleed iyo Shamso Diiriye Kulmiye -
36. Aargoosiga bogsiin lagu badalo
25 APR 2024 · - Maymuun Calinuur Gayfane - Xirsi Yusuf Barre -
35. Rehmad, Dambi-dhaaf iyo Najaat
28 MAR 2024 -
-
33. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay
22 FEB 2024 · - Nasteexo Cali Xasan, oo kamid ah beecmushtariinta Gaalkacyo - Asad Khalifa Jamac, oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarta Gaalkacyo -
32. Xaaja Nimaan Oqoon, Indhuhuu Ka Ridaa
25 JAN 2024 · Burhaan Cabdulaahi, leh - Abshiro Cali Geedi - Deeq Aadan Cali -
31. Laba Musiiba oo is Xigtay
14 DEC 2023 · Taxanaha 31-aad waxaan uga hadli doonaa Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadihii ka dhashay Roobabkii xoogganaa ee bilihii la soo dhaafay ka da,ay deegaano badan oo Soomaaliya ka tirsan gaar ahaan Galmudug. Waxaa barnaaminka Beri oo Khamiis ah marti noogu ah Agaasimaha Guud ee Wasaardda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdulaahi Cali iyo Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobalka Baashi Cali Xaashi. Kaalinta Wasaaradda ee dhibaatooyinka ka dhashay doofaanta Elnino iyo Doorka Warbaahintu ee tabinta iyo ka warbixinta xaaladda ay ku sugan yihiin bulshada uu saameynta balaraan u gaystay Daadadks iyo iyo Roobabku. -
30. Beerta aan ku kulano
2 NOV 2023 · Axmed Maxamed Cabdi & Sharmarke Tahaliil Aadan
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....
show moreInformation
Author | Berghof Foundation |
Categories | Society & Culture |
Website | www.spreaker.com |
berghofsomalia@gmail.com |
Copyright 2024 - Spreaker Inc. an iHeartMedia Company