![Podcast Cover](https://d3wo5wojvuv7l.cloudfront.net/t_square_limited_480/images.spreaker.com/original/2e9923957b5a72854b48abd72aaaa4ec.jpg)
Contacts
Info
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....
show more![Podcast Cover](https://d3wo5wojvuv7l.cloudfront.net/t_square_limited_480/images.spreaker.com/original/2e9923957b5a72854b48abd72aaaa4ec.jpg)
-
19. Saamaynta Is-beddelka cimiladu ku leedahay fulinta waajibaadka diinta
13 JUN 2024 · Shiikh Cumar Shiiq Shaami Maxamed Cismaan Xasan Xamdi Axmed Ibraahim -
18. Ka Hortaga Fatahaada iyo Doorka Bulshada
30 MAY 2024 · - Sacdiyo Maxamed Nuur Buris - Ali Maxamuud Cadow - Cumar Xasan Cismaan -
17. Qasaaraha Fatahaada Harbarwaaqo
2 MAY 2024 · Maxamed Xasan Cismaan Dahabo Xasan Ibraahim Faaduma Cali Damaleey -
16. Ka hortaga Fatahaadaha & Robabka Gu,ga
18 APR 2024 -
15. Cafi Walaalkaa Bisha Ramadaan Darteed
21 MAR 2024 -
14. Mamnuucida bacaha halka mar la isticmaalo
29 FEB 2024 · Magacyada martida waa Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Buris iyo Maxamed Xuseen Waasuge -
13. Dib u Heshiisiin Bulsho - Qeybtii 2aad
15 FEB 2024 · Barnaamijka Hiloow waxaa ah mid aad dhheysateen sanadkii hore oo aan dib idinkugu soo celinay ayaa waxaa marti inoogu ah - Nabadoon Maxamed Xasan Jaaki Macaani oo ka tirsan Shabakada Nabadeeynta Hirshabelle ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IPN - Iskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga & warshadaha G/sh/dhexe Cumar Xaaji Maxamed - Dr Shukri Xirsi diiriye -
12. Ardayda iyo ka Hortagga Daroogada
25 JAN 2024 · Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa insha laaha ka hortaga Isticmaalka Muqaadaraadka Aradada. Cabdikariin Cumar Moalim Caaloos leh Macalin Shukri Maxamed Dhiblaawe, Deeqo Axmed Yare & Maxamed Axmed Diite -
11. Isu Gumasho
28 DEC 2023 · Maanta waxaan ugu hadli doonaa isu gurmadka walaahi ay dhibateyeen fatahaadihii & weliba daadadkii ka dhashay robaabkii lIxaadka lahaa ee ku dhuftay gobolo badan oo Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan Degaanada Hirshabelle. Barnaamijka Galabta waxaa marti igu ah Wasirkuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Hirshabelle Maxamed Yuusuf Caloow & Shukri Cali Maxamed oo ka tirsan Barakacayaasha Degmada Jowhar. -
10. Daadadla Soomaaliya & Saameyntooda
30 NOV 2023 · Barnaamijka waxaa maarti inoogu ah Faadumo Faarax Jimcaale oo ka tirsan Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Ustaada Cumar Saalax oo ah aqoonyahan aad ugu xeer dheer Arimaha Isbedelka Cimilada. Waxaana maanta Barnaamijka ugu hadli doonaa arimahii ugu danbeeyay ee daadadka ka dhashay robabkii lixaadka lahaa ee ka da,ay Soomaaliya.
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....
show moreInformation
Author | Berghof Foundation |
Categories | Society & Culture |
Website | - |
berghofsomalia@gmail.com |
Copyright 2024 - Spreaker Inc. an iHeartMedia Company